Warbixinta caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan caafimaadka galmada Iska ilaalin uuraysiga Qalitan laga xidhayo dhalista carurta nin iyo nag ba

Qalitan laga xidhayo dhalista carurta nin iyo nag ba

1 Naagta aan wax dhaleyn ama aan rabin inay ilmo dhasho

Dhal la aanta waxay qusaysaa dadka aan rabin inay wax dhalaan iyo kuwa aan awood ulaheen inay wax dhalaan xag rabaaniyan ahaan oona aqbalay dhal la aanta.
Naagaha, aan rabin inay iyaga wax dhalaan waxaa lagu sameeyaa qalniin oo loogu sameeyaa ugxansidayaasha. Waxaa kaloo laguxirikaraa geed caag oo kale oo lagu xiraa ugxansidayaasha
gudihiisa noocani wuxuu kahortagaayaa lafalgalka ukunta iyo shahwada inay falgalaan, hadaba marka ugxansidayaasha lagaa xiraayo waxay u baahantahay qalniin, qalniinkaas oo ubaahan in
laguwado suuxiyo. laakiin kan geedka caaga oo kale marka lagu gu xiraayo qeybta hoose ee dumarka ayaa la suuxinaayaa.
Wax tarkeeda waa deg dege ugxamaha marka lagaa xiraayo laakiin kan caaga ookale wax tarkiisa waxaa la ogaadaa 3 bil kadib.

  1. Meelaha laqalo
  2. Waa jira labo dhuumood oo iskuxira minka iyo ugxamaha
  3. Ugxansida yaasha
  4. Minka
  5. Siilka
  • Waa inaad wadaa oo isticmaashaa kahortag ilaa waqtigaas la ga gaaraayo.
  • Nolasha dhinaca galmada ee naagta waxay ahaaneysaa isku mid; dheecaanka hormoonka iyo caadadaada waxay kuu ahaan doontaa sideedii ilaa ay caadada kaa tagto oo aad waqtigeedii gaadhid.
  • Naagta aan rabin inay waligeed wax dhalin way adag tahay inay dib uga laabato go aankeeda hadba waa inuu ahaa daa mid kama danbays ah.

Xafiiska qorshaha qoyska wuxuu diyaar uyahay inuu dhagaysto lamaanayaasha raba inay ka hadlaan go aankaan mihiimka ah.

Sida xaalad kasta oo kahortag ah,waxaa lagula talinaayaa salbatiibo inaad ula isticmaashid si eey u difaacdo cudurada laga qaado galmada sida aydhiska iyo infakshinka.

2 Ninka aan wax dhalin ama aan rabin inuu wax dhalo

Dhal la aanta waxay qusaysaa dadka aan rabin inay wax dhalaan ama aan awood ulaheen inay waxdhalaan xag rabaaniyan ku waasoo aqbaly dhalid la aanta.
Xididka shahwo mareenka ee raga waxaa lagu sameeyaa qalniin ama waxaa lagooyaa tubooyinka afkooda kuwaasoo ay soomaraan shahwaadka Biyaha kuma jiridoonaan shahwo.
Qalitaankaan ma aha mid ubaahan inaad jiifsato dhaqtarka waxaa lagaa suuxinaayaa qeybta hoose wuxuuna soconaayaa qalitaankaas 15 ilaa 20 daqiiqo.

  1. goyn xididka shahwada sooqaado 1cm kadibna laga xiraa afka
  2. kaadiheysta
  3. dhuunta soo qaado shahwada
  4. qanjir kuyaalo xaniinyaha hoostiista
  5. guska
  6. qooraha
  • Wax tarkiisana deg deg ma ahan
    Isticmaal wax kahortag ah
    laa baaritaanka uu sheego inay shawada.
    Ay kamaqntahay biyaha (kadib ilaa 20 jeer markaad biyo baxdid).
  • Qalitaankaan kaama hor istaagaayo
  • Dareenkaaga, waxba kaama badalaayo.
    Dhinaca galmada
    , kaasoo ku dhamaandoono
    Say ahaan jirtay dareenkaaga iyo qaabkii aad u biyo bixi jirta
  • Xididka shahwo mareenka ee raga waa qalniin aan dib looga noqon karin waana inuu ahaa daa mid aad go aan adag ka gaartay.

2013, SANTÉ SEXUELLE SUISSE, Fondation suisse pour la santé sexuelle et reproductive; ALECSS Association suisse latine des spécialistes en santé sexuelle, Éducation – Formation – Conseil; faseg, Fachverband sexuelle Gesundheit in Beratung und Bildung

Waxaa malgeliyey migesplus
www.migesplus.ch – Ogeysisyo ku sabsan xaga Cafimaadka oo Luqado kala duwan ku soo baxa

 

Haddii aad Suáal qabtid?

Dhaqaatiirta xarunta adeega caafimaadka galmada ayaa kaaga jawaabeyso su’aalahaaga si qarsoodi ah. Waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan helida qaabka ugu fiican ee loola macaamilo xaalkaaga.

Warbixin badan