Shahwadile
Muxuu yahay ?
Shahwadile waa daawo oo shawada baabi'ineeso. Waxaa la galiyaa siilka intaan galmo la sameeynin. Waa inaad isticmaashid xiliga wareega xataa markaat caadada qabtid.
Waxaa jiro noocyo kaladuwan:
- Kareem wato kan lagu isticmaalo
- Suboosto camal
- Kaabsalka oo kale
- Isbuunyo oo kale.
Qaar kamid ah noocyadaas wax tarkooda waa degdeg,qaarkalana waxay wax taraan 5 ilaa 15 daqiiqo kadib. Isbuunyada waxa ku heenkartaa 24saac waxayna fursad kuu siineysaa inaad isu tag badan ku sameynkartid. Iska aqri habka loo isticmaalo intaadan gashan kahor.
Noocyada shahwadilayasha kala duwan ee korku qoran markasta lagama helo Swiiska. Ee weydii farmashiya yaasha.
Daawooyinkaas oo dhan, marnaba ha ku isticmaalin saabuun noocay ahaataba (mida xunbeyso ama jeelka) 2 saacadood kahor intii aadan wax sameeyn, iyo waqtiga kahortaga daawada.
- Saabuunta waxay dishaa waxtarka daawada.
- Qobeyska waaskada la buuxsado waxay baabi’ineysaa waxtarka daawada.
- Qobeyska istaaga ah, biyo nadiif ah ayaa la ogalyahay ama daawo uu farmashiyaasha kugula taliyaan.
Waa inaad xurmeeysaa sharciga saabuuntoo kale, sababtoo ah wax tarkeeda ayaa ku xiran.
Faalo
- Waxaa jiraan shahwadileyaal kale, oo sabuun ku baabi'inkarin. Kaligiisa hadii la isticmaalo wax tarkiisa wuu yaryahay. Markistaba in loola isticmaalo kahortagkale, sidda oo salbatiibada ama cinjir isbaaro.
- Shahwadilaha waxuu kaloo leeyahay jeermis dilid.
Way fiicantahay in la ogaado
- Qaabka ugu wanaagsan ee looga illaaliyo nafsadaada HIV ama caabuqyada kale ee galmada laga qaado waa ku dhaqmida galmo badbaado ah:
1. Marwalba isticmaal kondhom, ragga ama dumarka, oo galmada siilka (galmada siilka ama futada).
2. Wixii tallo dheeraad ah ee galmada shaqsiga, samey hubinta galmada badbaadada ah ee lovelife.ch
2018, SANTÉ SEXUELLE SUISSE, Fondation suisse pour la santé sexuelle et reproductive; ALECSS Association suisse latine des spécialistes en santé sexuelle, Éducation – Formation – Conseil; faseg, Fachverband sexuelle Gesundheit in Beratung und Bildung
Waxaa malgeliyey migesplus
www.migesplus.ch – Ogeysisyo ku sabsan xaga Cafimaadka oo Luqado kala duwan ku soo baxa
Warbixin kale oo ku saabsan Mowduuca
- Qaababka aan FALGALE aheyn ee ka hortaga uurka
- Waa kahortag sida tiimbaraha la isku dhajiyo
- Cinjir laga shado marwalba aad galmo sameyneysid
- Salbatiibada dumarka
- Kondhomka ragga
- Mareeguhu
- Shey yar oo lagashado maqaarka hoostiisa
- Isdurista 3 bilood laha
- Dariiqa ka hortaga oo wax yar lahubo
- Dariiqa caadiga ah ee la isaga ilaaliyo uurka daawo la'aan
- Qalitan laga xidhayo dhalista carurta nin iyo nag ba
- Ka hortaga uurka ragga
- Kaniiniga kahortaga uurka (kaniiniga yar)
- Kaniiniga (oestrogen iyo progestogen) oo joojin ah
- Uraysi iska ilaalinta gurmad degdega
- Faraantiga siilka la iska galiyo
- Kaniiniga kahortaga uurka ee markasta la qaato