Iska ilaalin uuraysiga

17 Sans hormones

Qaababka aan FALGALE aheyn ee ka hortaga uurka

Waxaa jiro dhoor qaabood ee ka hortaga uu aan FALGALE aheyn, kaas oo leh qiimooyin kala duwan ee kalsoonida. Ma dhaxgalaan wareega caadada.

Warbixin badan
5 Patch

Waa kahortag sida tiimbaraha la isku dhajiyo

Flaastarka ay ku dhajiyaan Dumarka Jirkooda, waxuu leeyahay Hormoon, Hormoonkaas oo Wax yar ah ayaa Jirka loo sii gudbinayaa, si hubaal ah ayuu kaaga difaacayaa in aad Uur qaado.

Warbixin badan
7 Diaphragme

Cinjir laga shado marwalba aad galmo sameyneysid

Waxaa jira Caag xafiif ah oo ka samaysan Latex ama Silikoon oo la galinayo Siilka oo Ilma-galeenka daboolayo, saas awgeed Shahwado gaari mayso Ilma-galeenka.

Warbixin badan
12 Preues interne

Salbatiibada dumarka

Caaga Dumarka isticmaalaan waxaa la dhaxdhigayaa Siilka. Si fiican haddii loo isticmaalo, waxuu kaa daafacayaa in aad Uur yeelato ama waxuu kaa difaacayaa Cudurada laga qaado la seexadka.

Warbixin badan
13 Preues externe

Kondhomka ragga

Caaga jiidmayo oo ka samaysan Latex ama Wax kale oo la gelinayo Guska oo taagan, haddii loo isticmaalo si fiican Kondoomka waxuu kaa diifaacayaa in aad Uur yeelato ama waxuu kaa celinayaa Cudarada laga qaado la seexadka.

Warbixin badan
8 Spermicide

Shahwadile

Kareemka, suboostada ama isboonji, oo baa biinayo Shahwada, adigoon taxadir samayn, sida isticmaalka Kondoomka, si la hubo ma kaaga difaacayaan in aad Uur qaado.

Warbixin badan
14 IU non hormo

Mareeguhu

(looyaqaano aneelo) Spiraalka waxaa la dhigayaa Ilma-gallenka Dumarka, taas oo ka hortagayso in aad Uur qaado. Waxaa jira dhowr nooc oo Spiraalka ah, waxaa kaa difaacayaa dhowr sano in aad Uur yeelato.

Warbixin badan
10 Sous cutaneue

Shey yar oo lagashado maqaarka hoostiisa

Waa nooc ka hortag hormoon ah waqtidheer ayuu waxtarkiisa yahay. Wuxuu u sameeysanyahay qaab sida qori oo kale ah, oo ka sameeysan caag aad u dhuuban, kaasoo kujiro hal hormoon kuwa dumarka korkeeda soo saaro oo wax yar u qeeybiyo si joogto ah.

Warbixin badan
11 Injection

Isdurista 3 bilood laha

Hormoonka progestagon sadaxdi Bilood mar ayaa laguugu durayaa. Harmoonkaas waxuu ka difaacayaa in aad Uur qaado iyo in ay ukunta abuurmin, waa hab la hubo.

Warbixin badan
18 Peu sueres

Dariiqa ka hortaga oo wax yar lahubo

Waxaa jira habab badan ay Dadka isticmaalaan, waxaa ka mid ah Xisaabta maalmaha Uurka la qaadi karo ama Ragga oo Shahwada Banaanka ku shuba, wax yaalahaas kaama difaacayan in aad Uur aad ku tali galin qaado.

Warbixin badan
16 Naturelles 2

Dariiqa caadiga ah ee la isaga ilaaliyo uurka daawo la'aan

Habka Heerkulka, habka Dhiiga marki uu kaa dhamaado, iyo habka eeginta dhacaanka Afka Ilma-galeenta, haddii leesku darro hababkaas waxay ka daaficin karaan in Uur qaado, laakiin waxay u baahantahay la talis waayo aragnimmo iyo Qof iska adag.

Warbixin badan
15 Steuerilisation

Qalitan laga xidhayo dhalista carurta nin iyo nag ba

Joojinta in aadan Ilma dhalin, Xagga Ragga iyo Dumarka waa qalintaan aan laheen ka soo noqosho. Haddii la qalo Qofka Caruur dambe dhali maayo.

Warbixin badan
19 Masculine therm

Ka hortaga uurka ragga

Ka hortaga uurka ragga ayaa u ogolaanayo dadka guska leh inay xakameeyaan bacrinkooda oo ay la wadaagaan masuuliyada ka hortaga uurka lamaanahooda.

Warbixin badan
3 Minipilule

Kaniiniga kahortaga uurka (kaniiniga yar)

(kaniiniga yar) Daawada Hormoonka ka samaysan (Progestin) oo kaa difaacayo in aad Uur qaado oo ay Ukunta sii gudbin, waxaad qaadanayso maalin kasta oo aan joogsi laheen.

Warbixin badan
1 21 comprimeues

Kaniiniga (oestrogen iyo progestogen) oo joojin ah

Daawada Hormoonka ka samaysan (Estragon iyo Progestin) oo kaa difaacayo in aad Uur qaado oo ay Ukunta sii gudbin. 3 Usbuuc ayaad qaadanaysaa Maalin kasta, ka bacdi waxaad ka nasanaysaa 1 Usbuuc.ause.

Warbixin badan
6 Urgence

Uraysi iska ilaalinta gurmad degdega

Sidaad usamayn kartid inaadan uraysan markaad qof la kulantay aanad horteed iska ilaalin uuraysiga.

Warbixin badan
4 Anneau

Faraantiga siilka la iska galiyo

Waxaa jira Caag jilacsan oo u eg Fargal, kaas la dhax dhigayo Siilka, Caaga waxaa ku jira Hormoon, wax yar oo Hormoon ayuu jirka u sii gudbinayaa, si la hubo ayaa kaaga difaacayaa in aad Ur yeelato.

Warbixin badan
2 Prise continue

Kaniiniga kahortaga uurka ee markasta la qaato

Daawada Hormoonka ka samaysan (Estragon iyo Progestin) oo kaa difaacayo in aad Uur qaado oo ay Ukunta sii gudbin, waxaad qaadanayso mar kasta oo aan joogsi laheen.

Warbixin badan

Mowduucyada kale

Haddii aad Suáal qabtid?

Dhaqaatiirta xarunta adeega caafimaadka galmada ayaa kaaga jawaabeyso su’aalahaaga si qarsoodi ah. Waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan helida qaabka ugu fiican ee loola macaamilo xaalkaaga.

Warbixin badan