Xubnaha taranka ee raga
Information: Diese Seite wird in Kürze überarbeitet.
Information: This page will be revised shortly.
Banaanka,xubnaha taranka ee raga waxaa kuyaala guska iyo labada qoore oo ku dhex yaalo labadiisa kuus. Gu dahiisana waxaa kuyaalo dhuun soo qoodo shahwada qanjirka kuyaala xaniinyaha korkiisa iyo xameetida.
- Laanta xaggeda sare
- Kaadi heesta
- Tubada ay so marto shahwadu
- Meelaha so barara (nin iyo nagba)
- Qodaha afkiisa
- Buryada
- Mindicirka
- Shahwo qanjidka sameeya
- qanjid ku kor yala kaadi heesta
- Tubada kaadidu iyo shahwadu so maran
- Xiniyaha bar bar yala xiniyaha
- Xiniyo
Qooraha
Qooraha waxay qabtaan labo shaqo:
- Waxay si joogta ah u sameeysaa shahwaadka qaangaarka ilaa dhimashada.
- Waxay sameeysaa hormoonka raga.
Xaniin kasta waxay lee dahay tubo ugaar ah oo qaado shahwada ilaa guska.
Guska
Guska wuxuu qabtaa iney marto kaadida ama shahwada marwalba oo dareen yimaado guska wuu adkaanayaa. Dareenkaasi guska wuxuu ka buuxinaayaa dhiig kasoo u ogalaanaayo in guska la falgalo siilka.
Shahwada
Shahwada waxay kasameeysan tahay dareere ama biyo ka timaado qanjir kuyaalo xaniinyaha korkiisa iyo xameetida: Biyo bixid waxay ka koobantahay tuuryo oo si talantooli ah oo guska banaankiisa kaga soo baxaayo.
Muhiim !
Intuu kacsanyahay, guska waxaa ku harsan biyo tasoo weli shahwo ah (Hadaba is jir) hadii aadan daawo isticmaalin iska soo bixi intuu biyaha ka imaan, waa inaad salbatiibo isticmaashaa intaadan fal sameeynin.
2013, SANTÉ SEXUELLE SUISSE, Fondation suisse pour la santé sexuelle et reproductive; ALECSS Association suisse latine des spécialistes en santé sexuelle, Éducation – Formation – Conseil; faseg, Fachverband sexuelle Gesundheit in Beratung und Bildung
Waxaa malgeliyey migesplus
www.migesplus.ch – Ogeysisyo ku sabsan xaga Cafimaadka oo Luqado kala duwan ku soo baxa